Skip to main content

fadliga bisha shacbaan

 

FADLIGA BISHA SHACBAAN

Bishan waxay aheyd bisha ogu badan ee u nabiga scw soomo  soon suno ah

Waxay tidhi caisha rc maanan arag nabiga scw o bil dhameystiran soomay oon Ramadan ka aheyn mana aanan arag bil uu ka son badanyahay bisha shacbaan.waxa wariyay [bukhar/muslim]

Nabiga scw wuxu ku sheegay sababta u bishan ubadiyo sonkeeda marki la weydiiyay sababta u bishan bilaha kale oga badiyo soonka wuxu yidhi nabiga scw .

Waa bil udhaxeysa labo bil o midna xurmo leedahay[rajab]midna waa jib tahay sonkeeda[Ramadan] oy labaduba dadku si gaara utixgaliyaan marka waa la halmaamaa sidaas darted ayan usooma,

sidokale Bishan acmaasha dadka ayaa xaga illaahay loo qaadaa waxaana jeclahay camaladeyda in la kor yeelo ano sooman

Sidoklae bishan waxa lo xadeyay haweenka bishi Ramadan wax ka tagay iney soomaan kuwaaso wali aan gudin sonki lagu lahaa

Waxay tidhi  caaisha rc waxa iga tagi jirtay maalmo soonka Ramadan maana heli jirin fursad aan ku gudo soonki la igu lahaa ila shacban laga so gaadho, ma eysan jeclen hadu nabiga scw xafada yimaado iney ku dhahdo wan somanahay intey arinta dhici laheydna wey iska afuri jiirtay markey bisha shacban so gaadhana wey qaleen jirtay rc

Soonka furan e dadka dhan soomi karan wa inta laga gaadhayo 15bisha shacbaan balse wixi intas ka dambeya kaliya labo qof aya lo ogolyahay soon suno ah inu soomo

Fg:balse waajib hadi lagugu leeyahay waa qasab inaad soonto ka hor intaan la gaadhin Ramadan.

1:qof horay uso waday oo si wada sonka bisha shacbaan

2:qof maalmo gaara soomi isna wuu soomi karaa qeybta dambe e bisha xata yuusan somin qeybta hore

Sida qof soomi jiray isniin iyo khamiis ama bisha 10ka dambe soomi jiray

Wuxu yidhi nabiga scw shacban badhtamaheda hadi la gaadho ha soomina

waxa wariyay [imam axmed/abii dauud] 

Wuxu yidhi nabiga scw bisha Ramadan hakala hormarina soon maalin ama labo maalin soonkood inuu aha mid soo socdy mooye

waxa wariyayBukhari/muslim

Sidokale habeenka 15shacbaan aya lagu shega isna inu fadli leeyahay inkasto la iskuheysto balse axadiista waxay sheegayaan inuu alle ayaa daalacdo adoomihiisa kadiban wuxu udambi dhaafa cidkasta oon ka aheyn qof gaala. ama wax la waadijiyay iyo  qof dadka cuqdad uhayo ama walaalki qalbiga wax ogu haya

@hassan

Comments

Popular posts from this blog

 Wax ka ogow Tirada Kelmedahha Quraanka Lagu Xusay. (Kelmed walba carabi ahaan uma qori doono ee Afkeenna ayaan ku turjumay) ▪︎Adduun (115)  jeer -  Aakhiro 115 jeer.         الدنيا - الاخرة ▪︎Maali'g (88 jeer )  -   Shaydaan ( 88 jeer) ▪︎Muxammad  4 jeer -  Shariico 4 jeer. ▪︎Dad (50 jeer)  - Nebi (50 jeer)   الناس - الانبياء ▪︎Hagaajin (50 jeer) -   fasahaad (50 jeer) الإصلاح- الفساد  ▪︎Ibliis (11 jeer)  -  Shaydaanka oo la iska naaro (11 jeer) ابليس - معدودة به  ▪︎Nin (24 jeer) -   Haweenay (24 jeer)  ▪︎Nolol (145 jeer)  -   Geeri (145 jeer) ▪︎Dumarka Wanaagsan (167 jeer) -- Dumarka Xun (167 jeer) ▪︎Muujin (16)  qarin (16 jeer) الجهر- الكتمان ▪︎Musiibo (75 jeer)  -  Mahadnaq (75 jeer) مصيبة -الشكر ▪︎Hanuun (79 jeer ) -- naxariis (79 jeer) Intaasi waa kelmedaha iskasoo hor jeda ama lidka isku ah ee caddaynta u ah faseexnimada iyo ba...

🚫 Valentine's day!!! Maalinta jacaylka!!!🚫

 🚫 Valentine's day!!! Maalinta jacaylka!!!🚫 __ Maxaad ka ogtahay xaqiiqada maalintan. !?  Valentine maxaa laga wadaa ? Valentine :  Waa nin magicii Wuxuu ahaa nin qays ah , kaasoo noolaa, qarnigii 3aad ee miilaadiga ( European calander) waxaana la dilay, 14-2-207 markay taariikhdu ahayd sababta loo dilayna waxaa la sheegaa inay ahayd in uu fara xumeyay ( ka zinaystay ) gabadh uu dhalay boqorkii roomaanka, wakhtigaasna guur looma ogolayn  sababtaboo ah dagaal ayay ku jireen, oo waxa ay diidanayeen in ay raga askartii ku mashquulaan reerahooda. Kadib kuwii kiristaanka ah ayaa maalinki qayska laga dilay ciid ka dhigtay, oo xusi jiray sanad walba, hadana magacii ayay inoo badalen si ay inoo khaldaan, ( maalinta jacaylka ) wataa meesha ay salka ku hayso waxan la leyahy maalinta jacaylka. !!!  Diinteenu ma inoo ogoshahay inaan ciidaha gaalada u dabaal dagno. !?  Jawaabta oo kooban waa Maya, maxaa u daliil ah. ?  1. Qura'aanka.  Allaah sw marku tilmaam...

ogaal cusub

 asc wr wb dhamaan walalahha somaliyeed sodhawada insh allh bartani waxan kuso gudbin dona dhacdooyinka dunida, barashada diinta islaamka,taarikhda caalamka, siirada nabiga scw, iyo kuwo kale oo badan isla socod wanagsan insh allh saaxibyal mahdsanidiin