FADLIGA BISHA SHACBAAN
Bishan waxay aheyd bisha ogu badan ee u nabiga scw soomo soon suno ah
Waxay tidhi caisha rc maanan arag nabiga scw o bil
dhameystiran soomay oon Ramadan ka aheyn mana aanan arag bil uu ka son
badanyahay bisha shacbaan.waxa wariyay [bukhar/muslim]
Nabiga scw wuxu ku sheegay sababta u bishan ubadiyo sonkeeda
marki la weydiiyay sababta u bishan bilaha kale oga badiyo soonka wuxu yidhi
nabiga scw .
Waa bil udhaxeysa labo bil o midna xurmo
leedahay[rajab]midna waa jib tahay sonkeeda[Ramadan] oy labaduba dadku si gaara
utixgaliyaan marka waa la halmaamaa sidaas darted ayan usooma,
sidokale Bishan acmaasha dadka ayaa xaga illaahay loo qaadaa
waxaana jeclahay camaladeyda in la kor yeelo ano sooman
Sidoklae bishan waxa lo xadeyay haweenka bishi Ramadan wax
ka tagay iney soomaan kuwaaso wali aan gudin sonki lagu lahaa
Waxay tidhi caaisha
rc waxa iga tagi jirtay maalmo soonka Ramadan maana heli jirin fursad aan ku gudo
soonki la igu lahaa ila shacban laga so gaadho, ma eysan jeclen hadu nabiga scw
xafada yimaado iney ku dhahdo wan somanahay intey arinta dhici laheydna wey
iska afuri jiirtay markey bisha shacban so gaadhana wey qaleen jirtay rc
Soonka furan e dadka dhan soomi karan wa inta laga gaadhayo
15bisha shacbaan balse wixi intas ka dambeya kaliya labo qof aya lo ogolyahay
soon suno ah inu soomo
Fg:balse waajib hadi lagugu leeyahay waa qasab inaad soonto
ka hor intaan la gaadhin Ramadan.
1:qof horay uso waday oo si wada sonka bisha shacbaan
2:qof maalmo gaara soomi isna wuu soomi karaa qeybta dambe e
bisha xata yuusan somin qeybta hore
Sida qof soomi jiray isniin iyo khamiis ama bisha 10ka dambe
soomi jiray
Wuxu yidhi nabiga scw shacban badhtamaheda hadi la gaadho ha
soomina
waxa wariyay [imam axmed/abii dauud]
Wuxu yidhi nabiga scw bisha Ramadan hakala hormarina soon
maalin ama labo maalin soonkood inuu aha mid soo socdy mooye
waxa wariyayBukhari/muslim
Sidokale habeenka 15shacbaan aya lagu shega isna inu fadli
leeyahay inkasto la iskuheysto balse axadiista waxay sheegayaan inuu alle ayaa
daalacdo adoomihiisa kadiban wuxu udambi dhaafa cidkasta oon ka aheyn qof gaala.
ama wax la waadijiyay iyo qof dadka
cuqdad uhayo ama walaalki qalbiga wax ogu haya
@hassan
Comments