Skip to main content

Posts

Showing posts from February, 2022

🚫 Valentine's day!!! Maalinta jacaylka!!!🚫

 ðŸš« Valentine's day!!! Maalinta jacaylka!!!🚫 __ Maxaad ka ogtahay xaqiiqada maalintan. !?  Valentine maxaa laga wadaa ? Valentine :  Waa nin magicii Wuxuu ahaa nin qays ah , kaasoo noolaa, qarnigii 3aad ee miilaadiga ( European calander) waxaana la dilay, 14-2-207 markay taariikhdu ahayd sababta loo dilayna waxaa la sheegaa inay ahayd in uu fara xumeyay ( ka zinaystay ) gabadh uu dhalay boqorkii roomaanka, wakhtigaasna guur looma ogolayn  sababtaboo ah dagaal ayay ku jireen, oo waxa ay diidanayeen in ay raga askartii ku mashquulaan reerahooda. Kadib kuwii kiristaanka ah ayaa maalinki qayska laga dilay ciid ka dhigtay, oo xusi jiray sanad walba, hadana magacii ayay inoo badalen si ay inoo khaldaan, ( maalinta jacaylka ) wataa meesha ay salka ku hayso waxan la leyahy maalinta jacaylka. !!!  Diinteenu ma inoo ogoshahay inaan ciidaha gaalada u dabaal dagno. !?  Jawaabta oo kooban waa Maya, maxaa u daliil ah. ?  1. Qura'aanka.  Allaah sw marku tilmaam...