🚫 Valentine's day!!! Maalinta jacaylka!!!🚫 __ Maxaad ka ogtahay xaqiiqada maalintan. !? Valentine maxaa laga wadaa ? Valentine : Waa nin magicii Wuxuu ahaa nin qays ah , kaasoo noolaa, qarnigii 3aad ee miilaadiga ( European calander) waxaana la dilay, 14-2-207 markay taariikhdu ahayd sababta loo dilayna waxaa la sheegaa inay ahayd in uu fara xumeyay ( ka zinaystay ) gabadh uu dhalay boqorkii roomaanka, wakhtigaasna guur looma ogolayn sababtaboo ah dagaal ayay ku jireen, oo waxa ay diidanayeen in ay raga askartii ku mashquulaan reerahooda. Kadib kuwii kiristaanka ah ayaa maalinki qayska laga dilay ciid ka dhigtay, oo xusi jiray sanad walba, hadana magacii ayay inoo badalen si ay inoo khaldaan, ( maalinta jacaylka ) wataa meesha ay salka ku hayso waxan la leyahy maalinta jacaylka. !!! Diinteenu ma inoo ogoshahay inaan ciidaha gaalada u dabaal dagno. !? Jawaabta oo kooban waa Maya, maxaa u daliil ah. ? 1. Qura'aanka. Allaah sw marku tilmaam...
FADLIGA BISHA SHACBAAN Bishan waxay aheyd bisha ogu badan ee u nabiga scw soomo soon suno ah Waxay tidhi caisha rc maanan arag nabiga scw o bil dhameystiran soomay oon Ramadan ka aheyn mana aanan arag bil uu ka son badanyahay bisha shacbaan.waxa wariyay [bukhar/muslim] Nabiga scw wuxu ku sheegay sababta u bishan ubadiyo sonkeeda marki la weydiiyay sababta u bishan bilaha kale oga badiyo soonka wuxu yidhi nabiga scw . Waa bil udhaxeysa labo bil o midna xurmo leedahay[rajab]midna waa jib tahay sonkeeda[Ramadan] oy labaduba dadku si gaara utixgaliyaan marka waa la halmaamaa sidaas darted ayan usooma, sidokale Bishan acmaasha dadka ayaa xaga illaahay loo qaadaa waxaana jeclahay camaladeyda in la kor yeelo ano sooman Sidoklae bishan waxa lo xadeyay haweenka bishi Ramadan wax ka tagay iney soomaan kuwaaso wali aan gudin sonki lagu lahaa Waxay tidhi caaisha rc waxa iga tagi jirtay maalmo soonka Ramadan maana heli jirin fursad aan ku gudo soonki la igu lahaa i...