FADLIGA BISHA SHACBAAN Bishan waxay aheyd bisha ogu badan ee u nabiga scw soomo soon suno ah Waxay tidhi caisha rc maanan arag nabiga scw o bil dhameystiran soomay oon Ramadan ka aheyn mana aanan arag bil uu ka son badanyahay bisha shacbaan.waxa wariyay [bukhar/muslim] Nabiga scw wuxu ku sheegay sababta u bishan ubadiyo sonkeeda marki la weydiiyay sababta u bishan bilaha kale oga badiyo soonka wuxu yidhi nabiga scw . Waa bil udhaxeysa labo bil o midna xurmo leedahay[rajab]midna waa jib tahay sonkeeda[Ramadan] oy labaduba dadku si gaara utixgaliyaan marka waa la halmaamaa sidaas darted ayan usooma, sidokale Bishan acmaasha dadka ayaa xaga illaahay loo qaadaa waxaana jeclahay camaladeyda in la kor yeelo ano sooman Sidoklae bishan waxa lo xadeyay haweenka bishi Ramadan wax ka tagay iney soomaan kuwaaso wali aan gudin sonki lagu lahaa Waxay tidhi caaisha rc waxa iga tagi jirtay maalmo soonka Ramadan maana heli jirin fursad aan ku gudo soonki la igu lahaa i...
asc sodhawow walal,halkan waa qeyb kamida baraha aan wax kusoo gudnino waxaan lenahay barao bulsheed waxaana soogudbina mawducyo badankood dadka somaliyeed anfacaya,sodhawow