asc wr wb dhamaan walalahha somaliyeed sodhawada insh allh bartani waxan kuso gudbin dona dhacdooyinka dunida, barashada diinta islaamka,taarikhda caalamka, siirada nabiga scw, iyo kuwo kale oo badan isla socod wanagsan insh allh saaxibyal mahdsanidiin
Wax ka ogow Tirada Kelmedahha Quraanka Lagu Xusay. (Kelmed walba carabi ahaan uma qori doono ee Afkeenna ayaan ku turjumay) ▪︎Adduun (115) jeer - Aakhiro 115 jeer. الدنيا - الاخرة ▪︎Maali'g (88 jeer ) - Shaydaan ( 88 jeer) ▪︎Muxammad 4 jeer - Shariico 4 jeer. ▪︎Dad (50 jeer) - Nebi (50 jeer) الناس - الانبياء ▪︎Hagaajin (50 jeer) - fasahaad (50 jeer) الإصلاح- الفساد ▪︎Ibliis (11 jeer) - Shaydaanka oo la iska naaro (11 jeer) ابليس - معدودة به ▪︎Nin (24 jeer) - Haweenay (24 jeer) ▪︎Nolol (145 jeer) - Geeri (145 jeer) ▪︎Dumarka Wanaagsan (167 jeer) -- Dumarka Xun (167 jeer) ▪︎Muujin (16) qarin (16 jeer) الجهر- الكتمان ▪︎Musiibo (75 jeer) - Mahadnaq (75 jeer) مصيبة -الشكر ▪︎Hanuun (79 jeer ) -- naxariis (79 jeer) Intaasi waa kelmedaha iskasoo hor jeda ama lidka isku ah ee caddaynta u ah faseexnimada iyo ba...
Comments